Halista Cudurka Corona wali ma dhamaanin

Hay’adda UNDP ayaa waxay mar kale la kaashatay bahda KALA-MAAN, oo soo saarta barnaamijyada loogu dhageysiga badan yahay idaacadda KULMIYE.

Qeybta labadaab ee barnaamijka KALA-MAAN waxuu ku saabsanyahay xusuusin bulshada la xusuusinaayo in khatarta cudurka Corona aysan wali dhamaanin.

Halkan ka dhageyso.

Fadlan la wadaag asxaabtaada.

Share