Tirada
Aduunka
Soomaali
Guud Ee Kiiska la xaqiijiyey
96,158,735
4,744
Bukaanada Soo kabtay
53,035,240
3,666
Dhimashada
2,056,996
130
Hay’adda UNDP ayaa waxay mar kale la kaashatay bahda KALA-MAAN, oo soo saarta barnaamijyada loogu dhageysiga badan yahay idaacadda KULMIYE. Qeybta labadaab ee barnaamijka KALA-MAAN waxuu ku saabsanyahay xusuusin bulshada la xusuusinaayo in khatarta cudurka Corona aysan wali dhamaanin. Halkan ka dhageyso. Fadlan la wadaag asxaabtaada.